» Hit and run
Online Police Report System - Hit and run
Foomka warbixinta kombuyuutarka waxa la isticmaala xaaladaha aanay jirin macluumaadka la-tuhunsanuhu. (Tusaale: Baabuurkaaga oo meel yaal oo qof/baabuur aan la garanyn ku dhacay oo aanu ka tegin wax qoraala ama baabuur kugu dhacay oo baxsady oo aan joogsan si aad isku weydaarsataan macluumaadka ama kahor intaanad ka qoran taargada.)
Haddii aad taqaan qofka ama aad hayso taargada baabuurka waxyeeleeyey baabuurkaaga fadlan la xidhiidh 9-1-1, sheeg inaanay jirin xaalad degdeg ahi oo u sharaax xaalada. Haddii uu dhaawac ku gaadhay fadlan wac 9-1-1 oo ha adegsan warbixinta kombuutarka.
Kadib dhamaystirka warbixinta kombuyuutarka, fadlan qaado Warbixnta Isku-dhaca Baabuurta Gobolka Washington intaad tagto Saldhiga Booliiska Kent lobiga ku yaal 220 4th Ave S ama guji isku-xidhkan: http://www.wsp.wa.gov/reports/reports.htm
Wadaha ama qofka leh baabuur galay shil gobolkan oo qof ku dhaawacmay, oo uu ku jiro qofkaasi, amah anti waxyeelo gaadhay gaadhaysa ilaa $700.00 ama ka badan waxa loo baahan yahay in la buuxiyo Warbixinta Isku-dhaca Gaadiidka Baabuurta, oo loo diro warbixintaas Washington State Patrol, Records Section, P.O. Box 42628, Olympia, WA 98504-2628.
Start Online Police Report