» Harassing calls
Online Police Reporting System - Harassing calls
Nidaamkan waxaad awoodi doontaa inaad buuxiso warbixin kombuyuutar oo booliis bila sugis oo aad daabacan warbixinta lacag la’aan. Haddii aad tahay dhibbane wicitaano handidaada oo aanad garanayn qofka ku soo wacaya, wad isticmaali kartaa nidaamkan.
Kadib markaad dhamayso warbixintaada fadlan kala xidhiidh QWEST 1-800-582-0655 adiga oo wata lambarka kiiska aad ka heshay emailka xaqiijinta ee Waaxda Booliiska Kent oo ay ku jirto kiis lambar ka bilaabma sannadka warbixinta la buuxiyey, tusaale 08-99999. Fadlan raac fariimaha QWEST oo raadraac marka wicitaanadu dhacaan iyo lambarka laga soo wacayo (haddii aad qabto aqoonsiga soo-wacaha).
Keliya macluumaadka leh calaamada cas “asterisk” * ayaa qasaba. Haddii aad leedahay cinwaan email fadlan geli si aad u hesho heerka warbixintaada (cinwaanada emailka looma adeegsado ujeedadan).
Start Online Police Report