220 Fourth Avenue South, Kent WA 98032 - (253) 856-5200

Logo

The Official Website of the City of Kent

Online Police Reporting System

English |  Español |  Français |  中文 | Soomaali | українська | 한국어 

Ku-soo-dhawow Nidaamka Waaxda Booliiska Kent ee Warbixinta Kombuyuutarka Booliiska ee Muwaadinka. Haddii ay tahay xaalad degdega fadlan wac 911. Adeegsiga nidaamka warbixinta kombuyuutarka ee boolisku waxay kuu saamaxaysaa inaad isla markiiba dirto warbisinta oo nuqulna bilaash ku daabacato. Fadlan xaqiiji waxyaabaha soo socda si aad u hubiso inay warbixinta booliiska ee kombuyuutarku ku naasibayso:

Haddii haa kaga jawaabto dhammaan su’aalaha kore, waxaad diyaar u tahay inaad kombuyuutarka ka buuixso warbixintaada. Fadlan hubi inaad damiso fariimah soo booda ee ee xanibaya softwarkaaga kahor buuxinta warbixinta. Haddii aad ku jawaabtay kaga jawaabtay maya mid ka mida su’aalahaas fadlan fiiri qaybta  Su’aalaha U Badan Warbixinta Booliiska ee Kombuyuutarka.

Dhammaadka warbixintan waxaad:

  • Arki doontaa erayada: "Warbixintaadii booliiska ee kombuyuutarka waa la gudbiyey" taas oo muujinaysa inay warbixintaada booliisku dhan tahay.
  • Lagu siin doonaa lambarka kiiska warbixinta ee booliiska.  
  • Ka daabacan kartaa nuqul warbixinta booliiska si aad ugu kaydsato xogtaada.

Fadlan Ogow:

  • Dhammaan kiisaska laga buuxiyo nidaamka warbixinbta booliiska dib ayaa loo eegaa.
  • Marka dib loo eego, haddii baadhitaan dheeraada loo baahdo, waxa laga yaabaa in lagula soo xidhiidho.  
  • Buuxinta warbixin booliis oo been ahi waa denbi.
  • Fdalan dammi xanibaha fariimaha soo booda ee softwarkaaga (macluumaad dheeraada guji halkan)

Adeegsiga Nidaamka Waaxda Booliiska Kent ee Warbixinta Kombuyuutarka Booliiska ee Muwaadinka waxaad ka warbixin kartaa dhacdooyinka soo socda (fadlan dooro mid):

Wicitaan Handidaada leh Tuugada Aqoonsiga Hanti luntay
Tuugo Ku dhufo oo dhaqaaq  Baabuur wax laga xaday
Baabuurka La Farageliyey Kharibaad